Xiisad caawa ka taagan magaalada Dhuusamareeb.

1

Magaalada Dhuusamareeb ayaa caawa waxaa laga soo sheegaya xiisad dagaal iyo cabsi xoogan oo ay dareemayaan shacabka.

Ciidamo fara badan iyo gaadiid dagaal ayaa la soo buuxiyay duleedka magaalada Dhuusamareeb oo ay ku sugan yihiin hogaanka sare ee Ahlu Sunna.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY:

Comments are closed.