XOG: Axmed Madoobe oo qadka telefoonka kula hadlay Saraakiil Kenyaan ah

0

Axmed Madoobe ayaa qadka telefoonka kula hadlay saraakiil Kenyaan ah si loogu hortago qorshaha ciidanka Itoobiya ay ku doonayaan iney kula wareegaan garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo oo shalay loo diiday.

HOOS KA DAAWO: