TOOS:-Khudbadaha Musharaxiinta Madaxweynaha Jubbaland Oo Bilaabatay

0

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa Goordhow waxaa ka bilaabatay hadal jeedinta Musharaxiinta u taagan qabashada Madaxweynanimada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Doorashada Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa ku tartamaya Musharaxiin dhowr ah oo uu kamid yahayb Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe,kaasi oo waqtigiisa sii dhammaanaya.

DHAGAYSIGA KHUDABADAHA MUSHARIXIINTA JUBBALAND

Slået op af SBC Somali TV i Tirsdag den 20. august 2019