DAAWO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland ayaa abaalmarino lacageed iyo shahaado sharaf Bixisay

0

Masuuliyiinta Wasaaradda Dekedaha Gaadiidka Badda ee Puntland ayaa abaalmarin isugu jirta Lacag iyo Shahaado sharaf ku abaalmariyey Agaasimayaal wasaaradda katirsan iyo Taliyaha Ciidanka Dekedda Boosaaso .