XOG CUSUB: Kenya oo u hanjabtay Musharaxiinta Jubbaland

0

Dowladda Kenya ayaa bilowday hanjabaad toos ah oo ay u jeedineyso musharaxiinta ka aragti duwan Axmed Madoobe.

Saraakiil ka tirsan sirdoonka Kenya ayaa qadka telefoonka ugu hanjabay musharaxiin dhowr ah.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: