DHAGEYSO:-Maxaa ka cusub doorashada maamulka jubbaland

0

Mid ka mid ah odayaasha dhaqanka Jubbaland ayaa sheegay inuu beddelay mowqifkiisii haatanna uu u tanaasulay nabadda Jubbaland, sida uu ku sheegay cod fiidiyow ah oo lasoo duubay.

Dhinaca kale, xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya oo ku sugan Kismaayo, ayaa eedeeyey xukuumadda iyo beesha caalamka, ayaga oo taageersan hanaanka doorashada Jubaland.