DAAWO: Xiisad caawa ka taagan Kismaayo.

0

Xiisad ayaa caawa ka taagan magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland.

Xiisada ayaa ka dhalatay ka dib markii ciidamo Itoobiyaan ah maanta isku dayeen iney la wareegaan garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: