DAAWO:-Haween ka tirsan Ciidanka DANAB oo qeyb ka ah howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab

0

Haweenka ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ee loo yaqaano Danab ayaa ka qeyb qaadanaya howlgalada ka socda Gobolka Shabeellaha Hoose ee ka dhanka ah Al-Shabaab, iyadoo markii u horeysay la arkay haween ku jira safka hore ee dagaalka oo ka barbar dagaalamaya Ciidanka Xoogga dalka ee DANAB.

Hoos ka daawo muuqaalka