AKHRISO:- Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka hor yimid Guddiga Doorashooyinka Puntland

0

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ka horyimid magacaabista xubnaha guddiga doorashada oo shalay la shaaciyay liiska magacyada 5 xubnood oo ku biiraya 4 xubnood oo maalmo ka hor uu magacaabay guddoonka gollaha wakiiladda PUNTLAND.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Kuxigeenka ayaa lagu cadeeyay habayaraatee inaan Madaxweyne Siciid Denni kala tashan kuxigeenkiisa magacaabida xubnaha guddiga shalay la shaaciyay,sida lagu sheegay qoraal lagu ogeysiiyay xafiiska guddoonka