XOG: Xiisad caawa ka taagan magaalada Kismaayo.

0

Xiisad ayaa caawa ka taagan magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ee Maamulka Jubbaland.

Xiisada ayaa u dhaxeysa ciidamo hubeysan oo ilaaliya musharaxiin Kismaayo ku sugan iyo ciidamo ka amar qaata madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Axmed Madoobe.

HOOS KA DAAWO WARARKII DAMBEEYAY: