DAAWO:-Madaxweyne Deni “Waxaan u baahanahay dhallinyaro soo jeedda shaqaysanaysa, dalkooda dhisaysa”

0

Madaxweyne Deni “Waxaan u baahanahay dhallinyaro soo jeedda shaqaysanaysa, dalkooda dhisaysa, horumarkiisa ka shaqaynaysa, Soomaaliya waaba nagu yartahay eh Geeska Africa hogaan ka noqondoonta Insha Alla” Khudbaddii Madaxweynuhu uu ka jeediyey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada Adduunka.