DAAWO:-Gudoomiye Cali Xuseen Soomali Oo Kahadlay Arin Haysta Baraha Bulshada

0

Gudoomiye Cali Xuseen Soomali Ayaa Ka hadlay Arin Haysta Baraha Bulshada Taasi oo lagu sheegay in ay istaagtay dhismaha wadada ceel-daahir iyo ceergaabo sida lagu qoray baraha bulshada .

Hoos ka daawo gudoomiyaha oo arintaas  ka hadlaya