DAAWO:- Axmed Madoobe oo loogu baaqay inuu iska diiwaan geliyo xafiiska doorashada golaha isbadalka

0

Musharrax Cabdirashiid xidig oo kamid ah musharixinta golaha isbadaldoonka jubbaland kana mid ah musharixinta ka soo horjeeda madaxweynaha jubbaland iyo gudiga doorashada uu dhawaan magacabay Axmed madoobe ayaa ugu baaqay Axmed madoobe inuu is diwaangaliyo,isago ka hadlay Arrimo badan oo ku aadan xaaladda jubbaland.