Xildhibaan Dalxa “Siyaasiyiinta Kenya u shaqeeya ee jaajuusiinta ah wa laga saaraa dalka”.

0

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in dalka laga saaro siyaasiyiinta jaajuusiinta ah ee Kenya la shaqeeya.

Xildhibaan Dalxa ayaa sheegay iney jiraan siyaasiyiin badan oo jaajuus u ah dowladda Kenya kuwaas oo xilal ka haya dowladda Federaalka Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA OO XASAASI AH: