XOG CUSUB: Golaha Wasiirada Somalia oo go’aan ka qaadanaya doorashada Jubbaland.

0

Shalay waxaa kulan xasaasi ah oo waqti badan qaatay Muqdisho ku yeeshay golaha wasiirada Xukuumada Soomaaliya.

Kulanka ayaa intiisa badan loogu hadlay sida Xukuumada Soomaaliya ku wajahi karto xaaladaha cakiran ee ka jira degaanada Jubbaland iyo afduubka uu sameynayo Axmed Madoobe.

Xog aan helnay ayaa sheegeysa in todobaadka soo socda Xukuumada Soomaaliya ay go’aan cad ka qaadaneyso arrimaha doorashada Jubbaland.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: