DAAWO:- Madaxweyne Dani oo ka hadlay dhibaatooyinka heysta dhalinyaradda Soomaaliyeed

0

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhallinyarada Puntland kala qayb galay Xuska Maalinta Caalamiga Ah ee Dhallinyarada. Munaasibadda lagu xusayey maalintani ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland, waxaana kasoo qayb-galay masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda, Kooxda fanka ee Mahuraan, Abwaaniin, dhallinyaro iyo masuuliyiin kale.

Madaxweyne Deni ayaa khudbad tariikhi ah ka jeediyey Xuska maalinta caalamiga ah ee Dhallinyarada, waxaana uu ugu hambalyeeyey maalintani mihiim ka ah.