DHAGEYSO:-Korneyl Caare oo ka hadlay wada-hadallada uu kula jiro Maamulka muuse biixi

0

Korneyl Siciid Cawil Jaamac oo loo yaqaano (Caare) horayna uga mid ahaa Saraakiisha Ciidamada Soomaaliland,hayeeshee xilligaan dagaal kula jiro ayaa ka hadlay dhex dhexaadin maalmihii la soo dhaafay laga dhex waday isaga iyo Soomaaliland.

Korneelka oo hoggaamiyo Jabhad la magac baxday Dulmi Diid ayaa sheegay in wadahadallada intooda badan guul laga gaarin,isla markaana la isla gartay ilaa saddex qodob oo saldhig u noqonaya in xabada la joojiyo.