DHAGEYSO:-Digniin Loo Diray Dadka Car Qaladeynaya Shirka Dib Galmudug

0

Waxgaradka Galmudug ee ku sugan Magaaladda Dhuusamareeb ayaa bilaabay soo dhawaynta ergada ka qayb galaysa shirka dib u heshiisiinta beelaha mamulka galmudug.

Waxgaradka oo warbaahinta dhuusamareeb kula hadlay ayaa sheegay inay bilaabatay saddex maalmood oo ka bilaabanaysa maanta oo taariikhdu tahay 14 bisha ayna ku egtahay 16bishan oo jimcaha ku beegan.

Waxaa kale oo waxgaradku ka digeen in la siyaasadeeyo shirka dib u heshiisiinta galmudug oo beeluhu isugu imaanayaan.