DAAWO: Xog ku saabsan Isbitaalka lagu daaweynayo dhaawaca Sh. Cali Dheere.

0

Aaah fashion dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dagaal Al Shabaab dharbaaxo cultus loog geystay kaas oo ka dhacay degaano ka tirsan gobolka Sh.Hoose.

Wararka Qaar ayaa sheegaya in dhaawac culus uu soo gaaray Afhayeenka guud ee Al Shabaab Sheekh Cali Dheere ka Dib markt ay ciidanka dowladda ay waded u galeen gaadiid uu watay oo maraayay meel u draw degmada Awdhiigle ee gobolka Sh.Hoose.

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa inoo xaqiijiyay dhaawaca Sheekh Cali Dheere iyo halka lagu dabiibayo dhaawiciisa.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: