DAAWO: Aqalka sare oo la saftay Axmed Madoobe.

0

Magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ee Jubbaland waxaalagu dhaariyay 73 xildhibaan oo noqonaya baarlamaanka labaad ee Jubbaland.

Senator ka tirsan Golaha Aqalka sare ayaa warbaahinta u sheegay in Aqalka Sare uu aad usoo dhaweynayo xildhibaanada cusub ee Jubbaland iyo qaabka lagu soo xulay.

HOOS KA DAAWO: