DHAGEYSO:-Musharaxiin Ka Hor Yimid Xildhibaanada Ay Ku Dhawaaqeen Guddiga Doorashooyinka Jubbaland

0

Kadib markii xalay guddiga doorashooyinka maamulka Axmed madoobe ay ku dhawaaqeen Liiska xildhibaanada cusub ee barlamaanka oo ka kooban 75 ayaa waxaa isi soo taraya eedaha loo jeedinayo guddiga doorashooyinka.

Ibraahim Maxamed Shukuu oo ka mid ah Musharaxiinta Isbedel doonka maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay xildhibaanada ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka iyo sida musharaxiintu ay u arkaan.