DHAGEYSO:- Barakacayaal guryahooda xoog looga saaray

0

in kabadan 400 oo qoys oo ah dad barakacayaal ah oo daganaa mudo 5sano ah kaamka Buulo Mingi (B) Bosaaso ayaa si qasab ah waxaa looga raray dhulkii ay daganaayeen, kadib markii dadkii lahaa ay ku wargaliyeen in ay si deg deg ah uga guuraan.

qoyasaskan barakacayaasha ah oo Puntland ku noolaa in ka badan 20 sano ayaan haysan meelkale oo ay uguuraan.

dhulka aya daganaayeen qoyaskan barakacayaasha ah ayaa waxaa laga qaadi jiray kiro qoyskiiba bishiiba 1 doolar.