DAAWO:-Puntland oo ka hadashay dad la sheegay in lagu addoonsado xeebeheeda, Kenyan lagu diley Boosaaso iyo duufaanta Caluula

0

Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda dowladda Puntland Faarax Maxamuud Cawaash oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey ajaaniin u dhalatay Thailand oo laga ambabixiyey Puntland, nin ajnabi ah oo Boosaaso lagu diley iyo duufaano ku dhuftay degmada Caluula.