DAAWO:- Liiska Xildhibaanada cusub ee Jubaland oo lagu dhawaqay Caawa

0

Guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa ku dhawaaqay liiska Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.

halkan waxaan idinkugu soo gudbinaynaa shirka Jaraa”id ee guddigu ay ku shaacinayeen Xildhibaanada Baarlamaanka labaad.