DAAWO: Jawiga caawa ee Kismaayo iyo qorshaha DF ee doorashada Jubbaland oo isbedel ku yimid

0

Hoos ka daawo wararkii ugu dambeeyay ee caawa naga soo gaarayo Kismaayo, xildhibaanada la dhaariyay, soo dhaweynta Axmed Madoobe iyo qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo jawiga Kismaayo.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: