DAAWO: Axmed Madoobe oo fadeexo dhex fadhiya iyo Cabashada ka timid..

0

Axmed Madoobe ayaa fadeexo weyn kala kulmay ka dib markii xalay ay guddiga doorashada Jubbaland ay ku dhawaaqeen liiska xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Jubbaland.

Liiska ayaa waxaa ka soo dhex muuqday ganacsato, wariyaal iyo askar la wada yaqaano oo dhamaantood taageero u ah Axmed Madoobe.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: