Ciidanka Puntland oo qabtay ciidamo iyo gaadiid Somaliland u gudbinaysay Galgala

0

Ciidamada Puntland oo kaashanaya sirdoonka iyo shacabka gobolka Sanaag ayaa ku guulaystey inay gacanta ku soo dhigaan rag katirsan Alshabaab oo ka soo ambabaxay dhanka Somaliland kuna sii jeedey buuraleeyda Galgala ee gobolka Bari.

Hoos ka dhageyso codka