DHAGEYSO:-Caarre iyo Muuse Biixi oo qarka u saaran in ay heshiiyaan

0

Suldaan Axmed Cismaan (Cadda-gude) oo ahaa guddoomiyaha oday dhaqameedkii dhex dhexaadinayey xukuumadda Somaliland iyo Col Caarre ayaa sheegay in iyaga iyo Caarre ay heshiis gaareen uuna hadda horyaal Hogaamiyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.