DAAWO- Sheikh Aadan Siiro oo sheegay in Muuse Biixi iyo qoyskiisu ay wax walba boobeen

0

Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheikh Aadan Siiro) oo saaka khudbad u jeediyay shacab Salaadda Ciidda ku tukaday magaalada Hargeysa ayaa si adag u cambaareeyay madaxweynaha Somaliland oo uu sheegay in isaga iyo qoyskiisu ay boobeen wax walba isagoo ugu baaqay in madaxweyne Biixi uu ka waantoobo boobkaasi.