DAAWO: Hanjabaada Axmed Madoobe iyo masuuliyiinta DF ee tagaya Kismaayo

0

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ugu digay iney ka fogaato kana waantawdo fara gelinta ay ku heyso doorashada Jubbaland ee la filayo iney bishaan kadhacdo magaalada Kismaayo.

HOOS KA DAAWO HANJABAADA IYO DIGNIINTA AXMED MADOOBE: