Prof: Cali Geedi ” Xildhibaan C/qaadir Cosob magaalada ayuu fowdo ka wadaa, shacabka ayuu jahwareerinaya”.

0

Ra’isal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa si kulul u weeraray xildhibaanada iyo siyaasiyiinta beesha Mudulood ee maalmihii dambe ku shiraayay magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay in siyaasiyiintaas iyo xildhibaanada labada golle ay ku fashilmeen shaqadii loo igmaday hadana ay doonayaan iney caasimadda fowdo ka abuuraan.

Waxauu si qoto dheer kaga hadlay qaabka lagu heli karo maqaamka caasimadda, matalaada shacabka, fariin ayuu u diray madaxda dowladda taas oo ku saabsaneyd sida lagu heli karo maqaamka caasimadda.

HOOS KA DAAWO SIDA UU UGU FAL CELIYAY KULAMADA BEESHA MUDULOOD: