DAAWO: Wadooyin xernaa Muqdisho oo munaasabada Ciida darteed loo furay

0

Wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho ayaa maanta la furay kuwaas oo horay u xernaa maadaama maanta shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka gobolka banaadir ay u dabaal dagayaan munaasabada maalinta Ciidul Adxa.

Ciidamada amaanka ayaa adkeeyay amniga guud ee degmooyinka gobolka banaadir, waxayna ciidamada fureen wadooyin shacabka muhiim u ahaa oo horay loo xeray.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA: