DAAWO: Xog cusub oo laga helay qaraxii xarunta gobolka iyo wasiir caan ah oo xilka laga qaadayo

0

Warbaahinta gudaha iyo dibadda ayaa si wadajir ah u falaqeeyay qaraxii ka dhacay xarunta gobolka banaadir ee uu ku dhintay duqii hore ee Muqdisho Eng Yariisoow.

Gabar araga naafo ka ahayd ayaa isqarxisay, waxaana caawisay gabar kale oo ka shaqeyneysay xarunta gobolka banaadir.

labada gabdhoow ayaa la sheegay iney isticmaalaayeen magacyo been ah oo ay isku diiwaan geliyeen, sidoo kale wararka aan helnay ayaa sheegaya in ujeedkooda uu ahaa iney dilaan oo ay isku qarxiyaan Farmaajo inta lagu gudo jiro maalmaha xoriyadda.

HOOS KA DAAWOXOG BADAN OO KU SAABSAN LABADA GABDHOOD: