DAAWO: Xiisad dagaal oo ka jirta Dhuusamareeb iyo ciidanka Ahlu Sunna oo..

0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo xiisad dagaal oo laga soo sheegayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug.

Xiisaada ayaa u dhaxeysa ciidamada Ahlu Sunna iyo ciidanka dowladda ee dhawaan la geeyay galmudug gaar ahaan magaalada Dhuusamareeb.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: