DAAWO:- Wasaaradda Cadaalada Puntland oo sheegtay in berito tahay Maalinta kowaad ee Cidul Adxa

0

Wasiirka wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha diinta Puntland sheekh Xaamud oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay in maalinka berri ah ay tahay maalinta kowaad ee Ciidul adxa.