DAAWO: Sacuudiga oo meel ugu dhacday sharafta madaxda Soomaalida, talaabo naxdin ahna qaaday

0

Dowladda Sacuudiga ayaa sameysay talaabo ka careysiisay madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ka dib markii si heer sare ah oo habmaamuus sare ah ay usoo dhaweysay madaxweynaha maamulkan Somaliland.

Arrintaan ayaa dad badan oo siyaasiyiin ah siyaabooyin kala duwan ugu hadlay, kuna tilmaamay talaabada ay qaaday Sacuudiga mid qalad ah oo gaf ku ah qaranimada Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA SOO DHAWEYNTA: