DAAWO: Xildhibaano iyo Siyaasiyiin qorshe ka dhan ah Kheyre ka abaabulayo Magaalada Hobyo

0

Magaalada Hobyo waxaa ku ku sugan xildhibaano iyo siyaasiyiin ka soo jeeda degaanada Galmudug gaar ahaan kuwo mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya.

Xildhibaanadaan iyo siyaasiyiintan ayaa odayaasha dhaqanka ee ku shirsan magaalada Hobyo ku cadaadinayo iney xiriirka wada shaqeynta u jaraandowladda, sidoo kale aysan ka qeyb galin shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo gogoshiisu aytaallo magaalada Dhuusamareeb.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: