DHAGEYSO:-Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Oo La Kulmay Taliyaha Ciidamada Jabuuti

0

Wafti uu hogaaminaayo wasiirka Gaashandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid  kana mid ahayeen abaanduulaha Ciidanka Somaliland  iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidanka ayaa waxaa ay la kulmeen masuulyiin sar sare oo ay ka mid yahin wasiirka cadaalada oo ah ku simaha wasiirka Gaashandhiga iyo taliyaha guud ee ciidamada dalka Jabuuti