DHAGEYSO:-Cali Seeko“Madaxweyne Farmaajo Ma Diidana,Xildhibaanadda ayaa diidan Maqaamka muqdisho”

0

Siyaasi Cali Faarax Seeko oo horey xubin uga soo noqday baarlamaankii sideedaad ee dalka ayaa dib u dhaca iyo meel marin la’aanta maqaamka gobolka Banaadir ku eedeeyey baarlamaanka Somalia.

Siyaasigu waxa uu sheegay in baarlamaanka looga baahan yahay inay ka shaqeeyaan maqaamka gobolka Banaadir kuna daraan sharciyada ay faafinayaan iyagoo tilmaamaya sida maqaamkiisa loogu heli karo gobolka Banaadir iyo waddada ay tahay in loo maro.