DHAGEYSO:- Xildhibaan hore Cabdibare oo si kulul ugu jawaabay Xidlhibaano PL ka tirsan

0

Cabdibare Jabriil oo horey xildhibaan u soo noqday hadana ku sugan dalka maraykanka oo la hadlay Radio daljir ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalka xildhibaanada ee maanta isago sheegay inaysan ahayn kuwo wax ka yaqaan dastuurka iyo nidaamka federaalismka ah.