DAAWO: Xildhibaano iyo Siyaasiyiin caan ah oo abaabulayo qorshe ka dhan ah dowladda Qadar.

0

Xildhibaano ka tirsan labada golle ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa durba bilaabay abaabul qorshe ka dhan ah dowladda Qadar.

Qorshahaan waxaa qeyb ka ah oo abaabulka ku jira siyaasiyiin caan ah oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka soo maray.

HOOS KA DAAWO ABAABULKA XILDHIBAANADA: