Akhriso:-Wasiirkii Maaliyadda Hirshabelle Oo Xilkii Laga Qaaday

0

Wareegto ka soobaxday xafiiska madaxweynaha Hirshabelle ayaa xilkii looga qaaday wasiirkii maaliyadda ee maamulkaas Maxamed Maxamuud Cabddulle iyada oo xilkaas loo magacaabay masuul cusub.

Wasiirka maaliyadda ee maamulka Hirshabelle ayaa loo magacaabay Cabdi Shakuur Abuukar Xasan,xilka qaadista ayaa la xiriirta hagaajinta dhinaca maaliyadda sida lagu sheegay wareegtada.