AKHRISO:- Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS oo magacaabay Guddiga qaban-qaabada dib u heshiinta Galmudug

0

Cabdi Maxamed Sabriye Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Somaaliya ayaa Caawa ku dhawaaqay Guddiga qaban-qaabadda dib u heshiinta Maamulka Galmudug.

Guddigan uu Wasiirka ku dhawaaqay ayaa ka kooban 12 Xubnood sida lagu sheegay warqad ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Somaaliya.