Akhriso:-Hogaamiye axmed madoobe oo shuruudo la hor-dhigay musharaxiinta Jubbaland

0

Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka Jubaland ayaa maanta shaaciyay Shuruudaha laga rabo murashaxiinta u taagan qabashada xilkaas waxaana la faray in ay isku diiwaangeliyaan muddo 3-dex cisha ah.