DHAGEYSO:- Shir Degmadda Hobyo uga socda Beesha Sacad

0

Magaaladda Hobyo ee gobalka Mudug waxaa ka furmay shir looga hadlayo xaalada degaanadda Galmudug,iyado ay ka qayb galayaan Siyaasiyiin iyo waxgaradka Degaanadda Galmudug.

Beesha Sacad ayaa shirkan soo qaban gaabisay wuxuuna daba socda shir dhawaan ka dhacay Magaaladda Gaalkacyo dhinaca Galmudug.

Guddoomiye ku xigeenka Degmadda Hobyo Maxamed Maxamuud Cawaale oo Waraysi siyeey Radio daljir ayaa ka hadlay shirkaas iyo waxyaabaha diiradda lagu saarayo.