Akhriso:-Ciidanka Maamulka Axmed Madoobe Oo Nabadoon Ku Xiray Kismaayo

0

Nabadoon Cabdullaahi Waamo oo ka mid ah waxgaradka Jubbaland ayaa sheegay in ciidamada maamulkaasi axmed madoobe ay xabsiga dhigeen Suldaan Maxamed Cismaan Yuusuf (Kabow) oo si weyn looga yaqaano Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Nabadoon Waamo ayaa warbaahinta u sheegay sababta loo xiray Suldan Kabow wuxuuna ku sheegay in maamulka axmed madoobe uu doonayo in  nabadoon been abuur ah lagu badalo nabadoonka saxda ah