DAAWO:-Sheekh Cali Wajiis “1995tii ayaan ogaaday Mareykanka danta uu ka leeyahay Galmudug”

0

Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in uu ogaaday 1995tii Mareykanka danta uu ka leeyahay Galmudug xiligaas oo aan la dhisin maamulkaasi waana wakhtigii ay sanado ka hor bur burtay dowladii soomaaliya