SAWIRO:- Hogaamiyaha Jubbaland oo booqday dhawacyada werarkii galabta

0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Caawa booqday dhaawacyada dadkii ku dhawacmay werarkii galabta lagu qaaday hoteelka Cas Casey ee Magaaladda Kismaayo.

Waxaana wali kujira hoteelka kooxihii werarka qaaday,iyado ciidamadda nabadsugida Jubbaland ay doonayaan inay nolasha ku toogtan kooxdas oo ka tirsan ururka Alshabaab.