DHAGEYSO:-Kulamo ka socda Magaalooyinka Jowhar iyo Baladweyne

0

Warar laga helayo Magaalooyinka Jowhar iyo Baladweyne ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay sheegayan in halkaasi ay ka kala socdaan kulamo kala duwan oo u dhaxeeya Xubnaha Baarlamaanka Maamulkaas.

Kulamada ayaa la sheegay inay salka ku hayaan khilaafka u dhaxeeya Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle, iyada oo la sheegay in uu socdo mooshin laga qorayo guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabelle Cusmaan Barre Maxamed.

Hoos ka dhageyso codka