DHAGEYSO:-Guddiga doorashada ee maamulka hogaamiye axmed madoobe oo walaac laga qabo

0

Waxaa walaac badan laga qabaa in ay dhacdo doorashada maamulka jubbaland xiligii loogu talo galay taasi oo sabab looga dhigay in guddi doorasho uu si gaar ah u magacaabay hogaamiyaha xiligisii uu dhamaday

Qaar ka mid ah musharixiinta maamulkaasi iyo saraakisha horay xilalka u soo qabtay ayaa si aad ah uga walaacsan in dhanka amniga iyo dhicitaanka doorashada wakhtigii loogu talo galay la sameeyo wax is daba marin taasi oo looga cabsi qabo hogaamiye axmed madoobe

Hoos ka dhageys codka